Popular Posts

Wednesday, October 13, 2010

warcphd

Waan soo socdaa macaan ,waxyar  i sug, anaaba kaa soo daahayne,waan soo ordayaa hal kaaga joog noloshaydaay.Hadii aad i daahsato, I dul qaado jidka ayaan ku soo jiraaye gacaliso.

1 comment:

  1. Ilaahayow wadankay colaada iyo daganaansha la'aanta ka dul qaad adaa wax walba awoodee,Rabbiyow ,Raxmaanow Ducadayda aqbal.

    ReplyDelete