Popular Posts

Thursday, October 14, 2010

Gabarta kaliya ee niyadayda degtay waa adi ,noloshaydana  inta  ka dhiman waxaan rabaa oon jeclahay in aan  adi kula wadaago,Ilaahayna waxaan mar walba ka baryayaa in uu iiga kaa dhigo gabar khayr leh oon ku liibaano mustakhbalka  macaaneey.

macaaney ,akhlaaqdada suuban, diintaada ,gaarinimadaada, aqligaaga wanaagsan ee eebe haybada kuu siiyay ayaana marna niyadayda ka saari karin,in aad ooridayda noqoto ood caruurtayda daadihiso  ayaan mar walba ku seexdaa kuna soo toosaa macaan.



Meel xun oodna ka tirmi karin baad iiga taalaa macaan.

Wednesday, October 13, 2010

warcphd

Waan soo socdaa macaan ,waxyar  i sug, anaaba kaa soo daahayne,waan soo ordayaa hal kaaga joog noloshaydaay.Hadii aad i daahsato, I dul qaado jidka ayaan ku soo jiraaye gacaliso.