Marka walaayaal ilaahay ayaa waxa uu na siiyey qalbi aan wax ku dareeno kaa soo sabab u ah in aan wax jeclaano ama wax nacno.Hadana Maadama oon nahay dad muslimiin ah waxaa loo bahaan yahay in aan ku xadayno wax walba diinteena qiimaha badan sida ay noo sheegayso .
Wakhti xaadirkaan runtii ani jacayl baa i taabtay ,sii fiican buu ii taabtay waliba ii saaqay, xataa heer waxa uu i gaarsiiyey aan dareemo is badel weyn oo ku yimid naftayda, Run ahaantii gabar baa si fiican ii qalatay lkn mar walba waxaan ilaahay ka baryaa in aan xadkayga dhaafin ,mida kale oo isii waalaysa waxaa weeye gabarta aan saa u jeclahay waa gabar u qalanta jacylka oo wanaagsan,akhlaaqfiican,diin badan maa shaa allah ,Allah ha u siyaadiyee,qof saas ah ama saas dhan u qiima badan, miyuunsan ahayn qof loo waasho ,oo waliba lagu tashto.,Run ahaantiin kawaanka jacaylka waan saaranahay ee eebe waxaan ka baryaa in uu ii sahlo. gacalisadaydana aan si farxad leh ku calfado. Aamiin.
No comments:
Post a Comment